Akhriste, waxaa dalkeenna marar badan lagu arkaa dhallinyaro waxbartay oo qaar ka baxay Jaaamacado kuwaasoo markii ay waayeen shaqooyin door biday in ay tahriibaan.
Waxay dhallinyaradaas qaar ku dhintaan tahriibka ay galaan qaarna maba la oga halka ay ku dambeeyeen.
Haddaba siddee lagu joojin karaa dhallintaas tahriibeysa ee dalka ka tageysa?
Fadlan aragtidaada nala wadaag.
Mahadsanid
No comments:
Post a Comment